Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa kuma Ra'isul Wasaaraha magacaaban, Xamse Cabdi Barre?


Hamse Abdi Barre
Hamse Abdi Barre

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku dhowaaqay Xamse Cabdi Barre inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa magacaabista Xamse Cabdi Barre kaga dhowaaay shir jaraa’id oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

Haddaba shaqsiyadda Raa’iisul Wasaaraha cusub ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Abshir Muxumed Colow oo ah Agaaismaha Madaxtooyada Jubaland oo ay muddo dheer soo wada shaqeeyeen Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Raysal wasaaraha magcaaban ee Soomaaliya Xamse.wav
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:20 0:00

XS
SM
MD
LG