Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Laba wasiir oo muslin ah oo markii ugu horraysay ka mid noqday golaha wasiirada Australia


Ra'iisal Wasaaraha Australia iyo qaar ka mida golihiisa wasiirada
Ra'iisal Wasaaraha Australia iyo qaar ka mida golihiisa wasiirada

AUSTRALIA - Xisbiga Shaqaalaha ee dalka Australia oo dhowaan ku guulaystay doorasho ka dhacday dalkaas ayaa golihiisa wasiirada wuxuu ku soo daray laba xubnood oo muslimiin ah, waana taariikhda markii ugu horraysay ee golaha wasiirada ee dalkaas ay soo galaan laba qof oo muslin ahi.

Haddaba weriyaha VOA ee Australia Ibraahin Cumar Baafo ayaa warbixintan ku eegaya.

Muslimiin ka mid noqday golaha wasiirada Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:02 0:00
XS
SM
MD
LG