Melbourne —
Doorashadii guud ee ka dhacday dalka Australia ayaa waxaa ku guuleystay xisbiga shaqaalaha oo muddo ka maqnaa talada dalkaas, iyadoo xisbigan Xisbigan uu yahay mid ay si weyn ugu xiranyhin dadka soogalootiga ah oo Somalidu ay ka mid tahay.
Wariyaha VOA-da Ibraahim Cumar Baafo ayaa warkan kasoo direy Melbourne.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available