Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fursadaha musharaxiinta Soomaalida ah ee doorashada baarlamanka Australia 


Soomaali badan ayaa u sharraxan kuraasta Baarlamaanka Australia iyo golayaasha deegaanka, taasoo berri ay dadweynuhu goobaha cod-bixinta u dareeri doonaan, iyada oo hoggaanka bulshada ay ugu baaqayaan Soomaalida in ay usoo baxaan codeyta, codkoodana siiyaan Soomaalida tartameysa.

Ibraahim Cumar Baafo ayaa warbixintan noo soo diray.

Fursadaha musharaxiinta Soomaalida ah ee doorashada baarlamaanka Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00

XS
SM
MD
LG