War Deg-Deg ah

Barn. Martida Makrafoonka: Cabdi Muuse

LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdi Muuse oo ah Guddoomiyaha Friends for the Horn Foundation ee ka jira magaalada London. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka

No media source currently available

XS
SM
MD
LG