LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Axmed Yaasiin Sh. Ibraahim oo ah Wasiirka Xafiiska Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Deegaanka Soomaalida. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.