Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Martida Makrafoonka: Faadumo Ciise Yuusuf


LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Faadumo Ciise Yuusuf oo ka mid ah hooyooyin Muslimiin ah oo maalmihii la soo dhaafay bannaanbaxyo ka dhigayay magaalooyin ka tirsan Sweden, kuwaasi oo ay kaga cabanayaan caruurtoodii oo laga qaatay. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:40 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG