Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska oo faah-faahiyey weeraradii xalay ka dhacay Muqdisho


Weeraro iyo qaraxyo xooggan ayaa xalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaas oo dhaliyey khasaare nafeed iyo burbur hanti.

Weeraradan ayaa lagu qaaday saldhigga booliska degmada Kaxda iyo xaafadda Daaru-Salaam ee degmada Yaaqshiid, ayada oo booliskana ay sheegeen in khasaare uu ka dhashay weerarada.

Wararkii ugu danbeeyay ee weeraradaas, iyo xariigga wariyeyaal loo xiray soo tabinta dhacdadaas, waxaa Muqdisho nooga soo diray wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Cabiraxmaan Qoyste.

Booliska oo faah-faahiyey weeraradii xalay ka dhacay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG