Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qoyska: Muna Ismacill oo Wadda Gawaarida Taraagga ah


Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Muna Ismaaciil Maxamed oo ah hooyo Soomaaliyeed oo ku shaqeysata wadista Gawaarida waaweyn ee Truckyada oo daggan magaalada Columbus ee gobolka Ohio.

Muna waxa ay isaga kala gooshtaa gobolada Maraykanka iyadoo kaxeyneysa oo badeecadana isaga kala gudbineysa goblada dalka Maraykanka. Waxay Muna ka sheekeynesaa waxa ku dhaliyay inay ku dhiirrato wadista gaadiidka Taraagga, sida ay u aragto howshaasi, safarrada ay gasho, iyo kuwo kale.

Muna waxay u warrantay Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud).

Dhageyso sheekada Muna iyo xirfaddeeda wadista gawaarida Taraagga.

Haweenka iyo Qoyska: Muna Ismacill oo Wadda Gawaarida Taraagga ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG