Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Hal-abuur caafimaad oo lagu badbaadinayo carruurta Soomaaliya


Galka Baarista
Galka Baarista

Sanad kadib markii isbitaalka Xanaano ee magaalada Dhuusomareeb laga hirgeliyey qalab oksajiin dhaliya oo ku shaqeeya korontada qoraxda (Solar Power), dhaqaatiirta Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO iyo kuwa Soomaaliya waxay sheegayaan, in hindisahan uu nolol badan badbaadinayo, una gogol xaarayo in deegaano kale lagu ballaariyo. Waa mowduuca barnaamijka Galka Baarista, waxaana soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Hal-abuur caafimaad oo lagu badbaadinayo carruurta Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:33 0:00



XS
SM
MD
LG