Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska: Talaalka COVID-19 ee Carruurta.


Barnaamijka Haweenka iyo iyo Arrimaha Qoyska ee toddobaadkan waxaa mari noogu ah Asli Xaaji Aaden Ashkir oo ah kalkaaliso caafimaadka guud, ahna la taliyaha caafimaadka ee hay'adda Briva Health, islamarkaana la shaqeysa Jaamacadda Minesota waaxda carruurta.

Aslia waxay ka hadleysaa Talaalka COVID-19 ee carruurta iyo sida loogu baahan yahay in waalidiintu ay ugu dhiirradaaan in carruurtooda ay siiyaan talaalka, iyodoo sido kalena ka jawaabeysa qaar ka mid ah su’aalaha ay waalidiintu qaar iska weydiinayaan talaalka COVID-19 ee carruurta.

Dhageyso wareysiga ay Caasha Ibrahim Aden (Caashocuud) la yeelatay Asli Xaaji Aaden Ashkir.

Haweenka iyo Qoyska: Tallaalka COVID-19 ee Carruurta.
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:51 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG