Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Madasha Dhallinyarada


Barnaamijka Madasha Dhallinyarada ee toddobaadkan waxaan ku wareysanaya gabar Soomaali ah oo ku nool xeryaha qaxootiga ee Kenya oo dhibaato kala kulantay heyb-sooc loo geystay, iyada oo afar caruur ah kula dhibaateysan xeryahaas.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya wariyaha VOAda ee xeryaha Dhadhaab Cabdisalaam Salas.

dhageyso barnaamijka Madasha
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:07 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG