Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Xaqiiqda tirada dhimashada COVID-19 ee Soomaaliya


Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaqiiqda dadka cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Soomaaliya, ayada oo daraasad cusub oo lasoo saaray ay muujineysa in dadkaas ay aad uga badan yihiin inta ay diiwaan gelisay dowladda federaalka Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Xaqiiqda tirada dhimashada COVID-19 ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:18 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG