Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Buug laga qoray qoys Soomaali ah


Dhawaan waxaa soo baxay buug ka hadlaya socdaalka qoys Soomaali ah oo ka soo qaxay magaalada Muqdisho, bilowgii sagaanadii. Waa xiligii ay ciidanka Maraykanka Somalia ku sugnaayeen. Qoyska ayaa bilowgii socdaalka ay qaarkood ku dhinteen gacanta kooxo burcad ah.

Buugga ayaa haddaba faahfaahinaya socdaal dheer oo ay galeen, kaas oo u dhexeeya Kenya, gobolka Texas ee Maraykanka, iyaga oo ugu dambeynna degay gobolka MN.

Haddaba Maxamed Cabdi Sandhere ayaa qoraaga buugga khadaka telefonka ee gobolka TX kula xiriiray, kana wareystay buuggan. Warbixintan ayuuna ka diyaariyey.

Dhageyso buugga la qoray qoyska Soomaalid ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00


XS
SM
MD
LG