Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xundubey oo sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadistii uu ku sameeyay Rooble


Xasan Xundubey

Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadis uu ku sameeyay Ra'isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mohamed Hussein Rooble.

Wasiir Hassan Hundubey Jimcaale oo uu Ra'iisul wasaare Mohamed Hussein Rooble xilkii ka qaadey una magacaabey wasiirka Amniga Xildhibaan Abdullahi Mohamed Nur ayaa sheegey in xil ka qaadistiisa aysan sharci aheyn, isla markaana ay la mid tahay wax aan dhicin oo kale.

Wariyaha VOA ee Washington Falastin Axmed Iman ayuu khadka telefonka ugu warramay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG