Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ugaas Maxamuud: Amisom way diiday qirashada dilkii shacabka


Ugaas Maxamuud
Ugaas Maxamuud

Shir ay Muqdisho maanta isugu yimaadeen ugaasyo, odayaal dhaqan iyo beeralayda gobolka Shabeellada Hoose iyo Shabeellada dhexe ayey ku sheegeen in Amisom ay dii dantahay in ay qirato dilka dadka shacabka ah.

Toddobaadkii tegay ayaa gobolka Shabeellada Hoose waxay Amisom ku dileen toddoba qof. Amisom waxay sheegtay inay baarayaan waxa ay ahaayeen dadkaas. Hase yeeshee guddoomiyaha gobolka ayaa VOA u xaqiijiyey inay ahaayeen shacab.

Ugaas Maxamuud Ugaas Cali oo dhawaaan la kulmay Amisom ayaa u sheegay VOA inay diidanyihiin qiraalka dadka ay laayeen.

Ugaaska ayaa sheegay in aan la aasi doonin maydadka inta laga helaayo cid qirata dilka shacabkaas.

Ugaaska ayaa u warramay weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Ugaas Maxamuud: Amisom way diiday qirashada dilkii shacabka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00


XS
SM
MD
LG