DJIBOUTI —
Madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumar Geelle oo shalay qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan arimaha Geeska Afrika, waxaana kulankan uu ku so beegmey waqti Geeska Afrika ay ka taagan yihiin xiisado cooladdeed gaar ahaan dalka Ethiopia.
Ramadan Muuse ayaa warbixintan ka soo diray Jabuuti.