Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mudaaharaad ka dhan ah TPLF oo ka dhacay Jigjiga


Ciidamo daacad ah u ah mucaaradka TPLF oo isku salaamaya deegaanka Hawzen ee Itoobiya.

Mudaaharaad looga soo horjeeday jabhadda TPLF ee u dagaallanta xorriyadda gobolka Tigrayda Itoobiya, sidoo kalana lagu taageeray howlgallada ciidankad dowladda Itoobiya ayaa maanta ka dhacay magaalada Jigjiga.

Mudaaharaadka oo uu ka hadlay madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, Mustafa Maxamuud Cumar ayaa waxaa warbixintaan nooga soo diray, Maxamed Abdiraxman Gaataa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG