MELBOURNE —
Iyadoo Soomali badan weli aysan qaadan tallaalka COVID-19 fikir khaldan oo ay ka aaminsanyihiin dartiis, ayaa waxaa magaalada Melbourne olole ka billaabay lammaane Soomaaliyeed, kuwaas oo dadka ku dhiiragalinaya inay qaataan tallaalka dilaagan faafa.
Wariyaheena Ibrahim Cumar Baafo ayaa la kulmay lammaanahaas warbixintana Melbourne kasoo diray.