Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Dadaallada Ra'iisal wasaare Rooble


Dadaaladda Ra’iisul-wasaaraha dowlada Federalka ee Soomalia ayaa waxaa si weyn usoo dhoweeyey xubnaha bilshada caalamka, ka gadaal markii kulamo wada tashi oo joogto ah la yeeshey xubnaha maamul goboleedyada, iyo siyaasiinta kaleba.

Ergayga gaar ah ee Qaramada Midoobe arrimaha Somalia James Swan, oo la hadlay gollaha amniga ee Q.M ayaa ka hadlay howlaha gudaha ee RW Rooble, xili lagu guda jiro wakhti xasaasi u ah siyaasadda Somalia.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG