Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay Ka-bixitaanka Ciidamada Mareykanka ee Afghanistan iyo Ciraaq, xilli ay bishan ciidamada Mareykanka soo geba-gebeynayaan ka-bixitaankooda Afghanistan.
Xuseen Barre Aaden soo diyaariyay, halkanna kasoo jeedinaya.