Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee waxbarashada loogu celin karaa gabdhaha ku guursada da'yar?


Beledweyne
Beledweyne

Soomaaliya waxay ka mid tahay waddamada gabdhuhu ay ku guursadaan da’yar, taasi oo marar badan saamayn ku yeelata gabdhaha, sida inay ka haraan waxbarashada, iyagoo u go’a dhismaha qoyska.

Haddaba magaalada Baledweyne ee xaruunta gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay madal lagu gorfeynayay hanaanka ugu haboon ee dib waxbarashada loogu celin karo gabdhaha guurka ku degdego ee waxbarashada ka hara.

Weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.

Sidee waxbarashada loogu celin karaa gabdhaha ku guursada da'da yar?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00


XS
SM
MD
LG