Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo deeq tallaalka AstraZeneca ah ka heshay France

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay maanta heshay tallaal dhan 108 kun oo goojo oo ay ku deeqday dawladda Faransiiska.

Tallaalkan ayaa ah nooca Oxford AstraZeneca. Soomaaliya waxay sheegtay in ilaa haatan dadka laga helay cudurka Coronavirus ay yihiin 15,735, halka dadka u dhintay ay tiradoodu tahay 837 qof.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.

Soomaaliya oo deeq tallaalka AstraZeneca ah ka heshay France
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00


XS
SM
MD
LG