Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Xogtii u dambaysay ee ciidanka lagu tababarayey Eritrea


Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay askarta Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ee soo baxsanaya oo sii kordhaya.

Galka Baarista waxa uu la hadlay askar dhowaan kasoo baxsatay dalkaas oo qaarkood soo gaaray Soomaaliya.

Dhinaca kale, xog uu helay Galka Baarista ayaa sheegeysa in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso in dhallinyaradaas dib loo soo celiyo.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

please wait

No media source currently available

0:00 0:16:51 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG