Laba qof ayaa la dilay kadib markii maleeyshiyo beeleed ay ku weerareen miyiga degmada Galdogob, waxaana sidoo kale 3 ruux oo isku qoys ahaa lagu dilay isla miyiga magaaladaasi. Dilalkan ayaa salka ku haya aano qabiil
Adan Cabdinuur Galaal gudomiyaha deganka dhabad ee gobalka galgaduud ayaa VOA uga waramay wixii kadhacay miyiga Galdogob.