Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa maxay ujeedka safarka Rooble ee London?


Rooble

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa shalay safar laba maalmood ah ugu ambabaxay dalka Britain.

Qoraal kasoo baxay xafiiska Rooble ayaa lagu sheegay inuu halkaas uga qeyb galayo shirka Caalamiga ah ee sara u qaadista tayada waxbarashada carruurta.

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu wadaa inuu London kula kumo Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:06 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG