Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Austin oo ka hadlay sababta ay dib ugu billaabeen duqeymaha Soomaaliya


Lloyd Austin
Lloyd Austin

Xoghayaha Gaashaandhigga Maraykanka Lloyd Austin ayaa ka hadlay sababta Mareykanka uu dib ugu billaabay duqeymihii Soomaaliya ee lala beegsanayey kooxda Al-Shabaab.

Mareykanka ayaa duqeyntii ugu horreysay Soomaaliya ka fuliyey toddobaadkii tegay kadib in ka badan lix bil oo aysan duqeymo ka gaysan dalka.

Xoghaye Austin ayaa u sheegay idaacadda VOA in sababta ay ay Maryakanka u qaadeen duqaymihii tododbaadkii hore lala beegsaday maleeshiyada Al-Shabaab ay tahay in ciidamada Soomaaliya ay xoojiyene weerarrada ka dhanka ah mintidiinta Al-Shabaab.

Warbixintan ay noo diyaaarisay Carla Babb waxaa inoo soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandurey.

Austin oo ka hadlay sababta ay dib ugu billaabeen duqeymaha Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:18 0:00


XS
SM
MD
LG