Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidamada Galmudug


Wararka ka imaanaya magaalooyinka Camaara iyo Bacaadweyn ayaa sheegay in ciidamada dowladda oo kaashanya kuwa Galmudug ay isku horfadhiyaan maleeshiyada Al-Shabaab deegannadaas, iyadoo xubno ka tirsan Al-Shabaab ay isu soo dhiibeen.

Faah-faahinta warkaas iyo howlgallada amni ee ka socda Galmudug ayaa wariyaha VOA-da ee magaalada Gaalkacayo Cabdiwaaxid Macallin Isaaq uu ka waraystay wasiirka warfaaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle.

Maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab oo isku dhiibay Galmdug
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00


XS
SM
MD
LG