Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Sidee ayay duqayn la'aantu u saamaysay hawlgallada ciidanka Soomaaliya?


Dowladda Maraykanka ayaa xalay shaacisay inay duqayn la beegsatay maleeshiyada ururka Al-Shabaab meel ka tirsan maamul goboleedka Galmudug maalintii Talaadada ee shalay, waxaana duqeyntan aya noqonaysa tii ugu horraysay ee Maraykanku shaaciyo tan iyo intii uu xafiiska qabtay Madaxweyne Joe Biden.

Haddaba kahor intii uusan soo bixin warka ku saabsan duqayntan ayaa Haaruun Macruuf uu la xiriiray Af-hayeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Gaashaanle Sare Cali Xaashi Cabdinur waxaana uu weydiiyey sida duqayn la'aantu u saamaysay hawlgallada ciidanka Soomaalida.

Sidee ayay duqayn la'aantu u saamaysay hawlgallada ciidanka Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00


XS
SM
MD
LG