MOGADISHU —
Midowga Africa ayaa warbixin uu ka soo saaray dalka Soomaaliya waxa uu kaga hadlay xaaladda amniga, siyaasadda iyo doorashada, iyagoo sdoo kale talooyin u soo jeediyay Soomaalida.
Xuseen Macallin, la-taliyihii hore ee Amniga Qaranka Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa VOA-da uga waramay waxyaabaha ugu waaweyn ee ku xusan warbxintan.