Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Buug ka hadlaya taariikhda fanaan Maxamed Mooge


Hargeysa

Magaalada Hargeysa waxaa xalay lagu soo bandhigay Buugga Foolaad oo laga qoray Alle ha u naxariistee macalin iyo fanaankii Maxamed Mooge Liibaan kaasi oo ay ka soo qayb galeen madaxda xukuumadda, xisbiyada iyo dadweyne tiro badan.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG