Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Magaalooyin taariikhi ah oo burburay oo laga helay dooxada Nugaal


Magaalooyin taariikhi ah

Wargeyska Azania oo daabaca cilmi-baarista hore iyo aathaarta taariikhiga ah ayaa dhowaan daabacday warbixin ka hadlaysa magaalooyinka taariikhiga ah ee Soomaaliya qaarkood, kuwaasi oo burburay qarniyaal kahor.

Cilmi-baaristan ayaa si faah-faahsan uga hadlaysa saddex magaalo oo laga helay dooxada Nugaal, waxaana sameeyey Siciid Shidaad Xuseen oo la shaqeeya hay’adda cilmi-baarista Puntland Development and Research Center (PDRC) una qaabilsan qaybta cilmi-baarista culuunta bulshada sare.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay magaalooyinkan qadiimiga ah ee laga helay dooxada Nugaal, ugu horrayna waxa uu ka jawaabayaa su’aal ah sida uu cilmi-baaristan ku bilaabay?

please wait

No media source currently available

0:00 0:20:33 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG