Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Itoobiyaanka ku nool Hargeysa oo maanta dibad-bax dhigay


Hargeysa
Hargeysa

Dadka qaxootiga ah ee ka soo jeeda qowmiyada Oromada ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa maanta banaanbax cabasho ah ka sameeyey magaalada, iyagoo sheegay inay cabsi ka qabaan in dhib loo gaysto kadib markii la sheegay in dhawaan ilmayar oo gurigooda laga xadday lagu eedeeyey dad Oromada ka mid ah.

Dhinaca kale, guddoomiyaha hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Somaliland ayaa meesha ka saaray inay jiraan dad halis ku ah amniga dadka Oromada ah ee ku nool Somaliland.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Itoobiyaanka ku nool Hargeysa oo maanta dibad-bax dhigay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:58 0:00


XS
SM
MD
LG