HARGEISA —
Magaalada Hargeysa waxa lagu soo bandhigay daraasad laga sameeyey biyaha magaalada lagu cabo, iyadoo bulshada lala wadaagay waxa lagu ogaaday, waxaana cilmi baaristan la sheegay in lagu baaray ilaa iyo 40 ceel oo biyaha laga cabo, caagadaha iyo weelasha biyaha lagu keydiyo.
Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa warbixintan ka diyaariyay.
Facebook Forum