Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabsi laga Qabo Musuqmaasuq Hareeya Doorashada Xubnaha Labada Aqal


Iyadoo uu socdo dadaal xooggan oo ku aadan sidii doorashada Soomaaliya ay waqtigeeda ugu qabsoomi laheyd ayaa dhanka kale waxaa sii xoogeysanaya cabsida laga qabo in musuqmaasuq uu hareeyo soo xulashada xubnaha labada gole ee baarlamanka.

Wariyaha VOA ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa arrimaha doorashada iyo cabsidaa la qabo wax ka weydiiyay Mursal Saneey oo ka tirsan Madaxda Machadka Cilmi Baarista ee Heritage oo uu kula kulmay magaalada Jigjiga.

Walaaca musuq hareeya doorashada xubnaha labada aqal
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00


XS
SM
MD
LG