Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay xaaladda cakiran ee dalka Lubnaan kadib markii ay dowladda dalkaasi beesha caalamka ka codsatay in gargaar lala soo gaaro ciidanka dalkaasi oo qarka u saaran gaajo iyo macaluul. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.