Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka wada Kismaayo


Rooble oo ku sugan Kismaayo.
Rooble oo ku sugan Kismaayo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga magaalada Kismaayo ayaa kulamo kala duwan la yeeshay syaasiyiin iyo wakiillo ka soo jeeda gobolka Gedo.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale maanta ka qaybgalay kulanka golaha wasiirrada Jubaland, oo ay wada guddoomiyeen isaga iyo madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

Warbixintan waxaa Kismaayo nooga soo diray weriyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Ra'iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka wada Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:38 0:00


XS
SM
MD
LG