Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Xogta howlgalkii laga fuliyey gobolka Sh/Dhexe


Galka Baarista
Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay howlgal muddo bil ka badan ka socday gobolka Shabeellaha Dhexe oo ciidamada dowladda ay sheegeen inay guulo ka gaareen, islamarkaana gobolka uga sifeeyeen dagaal-yahanada Al-Shabaab.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Xogta howlgalkii laga fuliyey gobolka Sh/Dhexe
please wait

No media source currently available

0:00 0:26:08 0:00


XS
SM
MD
LG