Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey ee Qaraxii shalay ee Muqdisho


Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee uu qof isku dhex qarxiyay maqaaxi mashquul badan oo shaaha lagu cabbo oo ku taala degmada Shibis.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa weerarkaas cambaareeyey.

Dhinaca kale warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa weerarka ku eedeeyay maleeshiyada ururka al-shabab, waxaana lagu xaqiijiyay in 10 qof ay ku dhinteen qaraxaas.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Dhageyso wararka qaraxii Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00


XS
SM
MD
LG