Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shakiga ku-luglahaanshaha ciidamo Soomaali ah ee dagaalka Tigray oo soo xoogeysanaya


Waxaa soo xoogeysanaya shakiga la xiriira ku lug lahaashiyaha ciidamo Somali ah oo ay dowladda Soomaaliya u dirtay Eritrea si ey tababar ugu soo qaataan ay ku lug leeyihiin colaadda gobolka Tigray ee dalka Ethiopia.

Qaramada Midoobay ayaa horey ugu eedeysay ciidamada Soomaalida ku lug lahaanshiyaha dagaalkaas, haatanna tuhunka iyo hadal heyntu waxay gaartay Mareykanka.

Warbixintan kooban waxaa arrintan nooga diyaariyay Maxamed Colaad Xassan.

Dhageyso wararka ciidanka Soomaalida iyo Tigray
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:56 0:00


XS
SM
MD
LG