Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo si rasmi ah dib loogu furay


Danjire Tarzan oo la hadlay martidii ka soo qeybgashay furitaanka safaaradda

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah dib ugu furtay safaaradeedii dalka Kenya kaddib muddo lix bilod ah oo ay u xirnayd khilaafkii diblomaasiyadeed ee kala dhaxeeyay dowladda Kenya.

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo sheegay in safaaraddu ay dib u bilowday adeegyadii ay bulshada u haysay ayaa sidoo kale sheegay wadamada Soomaaliya iyo Kenya ay yihiin laba waddan oo uu ka dhaxeeyo xiriir soo jireen ah oo aanan si fudud u kala go’i karin.

Wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG