Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qoyska: Xaaladda Dadka Ku Nool Degaannada Go’doonsan ee Gobolka Bakool


Barnaamijka Qoyska ee toddbaadkan ayaa waxa uu ku saabsan yahay xaaladda dadka ku nool degaannada go’doonsan ee gobolka Bakool iyo dhibaatada haysta qoysas badan oo dhowaan ka soo barakacay tuulooyin 40 ka badan oo ku yaala gobolka Bakool, qoysaskaas oo hadda intooda badan ku sugan degmada Xuddur ee gobolkaasi.

Qoysaska ku barakacay Xudur ayaa tuulooyinkoodii waxaa si khasab ah uga barakiciysay al-shabab kuwasoo u baahan in loo fidiyo gurmad.

Dhageyso barnaamijka oo ay diyaarisay Caasho Ibrahim Aden.

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:58 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG