Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Maxaa hoos u dhigay qaadashada tallaalka COVID-19 ee Soomaaliya?


Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababta hoos u dhigtay qaadashada tallaalla COVID-19 ee Soomaaliya, ayada oo weli xitaa aan la bixin 50% tallaalkii dalka la keenay saddex bil ka hor oo gaarayey 300,000 oo goojo.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

please wait

No media source currently available

0:00 0:16:14 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG