Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoyska: Sidee Qoysaska Soomaalida Carruurtooda uga Caawiyaan Waxbarashada inta Lagu Jiro Covid-19?


Barnaamijka Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Zahra Mustaf oo ah dhaq dhaqaada qoysaska Soomaalida ee daggan magaalada Melborn ee waddanka Australia.

Zahra waxa ay barnaamijka Qoyska uga warrameysaa caqabadaha iyo culeyska qoysas badan oo Soomaai ah oo deggan Melborn ka haysta in ay carruurtooda ka caawiyaan iskuulada inta lagu guda jiro xayiraadaha xanuunka COVID-19, gaar ahaan waalidiinta leh carruurta badan ee aan aqoon luuqadda Ingiriiska.

Dhageyso barnaamijka oo ay soo diyaarisay Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud)

Sidee Qoysaska Soomaalida Carruurtooda uga Caawiyaan Waxbarashada Inta Lagu jiro Covid-19?
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:31 0:00

XS
SM
MD
LG