Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Cafis xal ma u noqon karaa mushkiladda Soomaaliya?


Galka Baarista
Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kiiska dilka taliyihii ciidamada Gorgor Gaashaanle Maxamed Suleymaan Abiikar Maxaadey, oo lagu dilay agagaarka hotelka Maa’ida oo magaalada Muqdisho 18-kii October 2019. Dadkii lagu helay dilkan ayaa waxaa xukun dil ah ku ridday maxkamadda ciidamada qalabka sida, hase yeeshee waxaa cafiyey Suleymaan Abiikar, oo ahaa aabaha Maxaadey. Haddaba Cafis xal ma u noqon karaa mushkiladda Soomaaliya? Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Sida uu ku dhammaaday kiiska dilkii Gaashaanle Maxaadey
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:44 0:00


XS
SM
MD
LG