Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Ma loo baahan yahay in la beddelo taliyayaasha ciidanka?


Galka Baarista
Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ma loo baahan yahay in la beddelo taliyayaasha ciidanka Soomaaliya, kadib markii dhaawac uu gaaray kalsoonidii iyo is-aaminaddii ciidanka, taasi oo ka dhalatay isku dhacii qeybo ka mid ah ciidanka ku dhex-maray magaalada Muqdisho ee salka ku hayey muddo kororsigii uu sameeyey Golaha Shacabka ee markii dambe laga laabtay.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Ma loo baahan yahay in la beddelo taliyayaasha ciidanka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:55 0:00



XS
SM
MD
LG