Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan khudbaddi Madaxweyne Farmaajo


Farmaajo
Farmaajo

Madaxweynaha uu muddo-xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay khudbad uu jeediyay shacabka.

Khudbaddiisa ayuu ku sheegay, in Sabtida uu hortagi doono Golaha Shacabka si dalka dib loogu soo celiyo heshiiskii 17-ki September ee hannaanka doorashada dadban.

Haddaba muxuu ahaa nuxurka khudbaddiisa, halkeese dalka uga socdaa xaaladda uu hadda ku jiro. Su'aashi iyo kuwo kale ayuu Nur Bukhari weydiiyay, Prof. Afyare Cabdi Cili oo ka faallooda arrimaha siyaasadda Soomaaliya.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Prof. Afyare
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:56 0:00


XS
SM
MD
LG