Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Faah-faahin laga bixiyey shirka beelaha Muqdisho


Muqdisho

Shalay gelinkii dambe waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay shir ay ka qaybgaleen madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, xildhibaano ka tirsan labada gole, siyaasiin iyo odayaal dhaqameed.

Shirkan ayaa waxaa looga soo horjeeday muddo kordhinta loo sameeyay dowladda Soomaaliya iyo baarlamaanka ee labada sano ah.

Nabadoon Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud Abaabul, ayaa ka mid ahaa odayasha dhaqan ee shirka ka qaybgalay. Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa weydiiyay ujeedka shirka waxa uu ahaa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:53 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG