Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaggee mareysaa qaadashada Tallaalka COVID-19 ee Soomaaliya?


Qaadashada talaalka COVID -19 ayaa ka socota magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo ka mid ah gobolada dalka, waxaana qaadashadiisa mudnaanta koowaad la siiyay dadka loo bixiyay safka hore.

Dadkan waxaa ka mid ah kuwa qaba xanuunada qofka u nugleyn kara sida kaadi macaanka iyo dhiig kartaka, dadka da’da ah iyo shaqaalaha caafimaadka.

Caasho Ibrahim Aden ayaa warbixintan ku eegeysa qaabka uu hadda u socdo tallaalkan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:47 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG