Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aabe Aweys: Dilka Carruuteydu Waxa uu Ahaa Mid Abaabulan


Baydhaba
Baydhaba

Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dilkii gudaha magaalada Baydhabo shalay loogu geystay laba carruur ah oo walaalo ahaa.

Carruurtan oo meydadkooda laga helay gudaha magaalada iyadoo uu dhaawacyo ka muuqdo ayaa waxaa sidoo kale ka hadlay aabaha dhalay carruurta oo ku tilmaamay in falka lagu dilay carruurtiisa uu ahaa mid abaabulan.

Dhageyso Warbixinta oo uu Baydhabo ka soo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.

Dhageyso Dilkii Carruurta Walaalaha ahaa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00


XS
SM
MD
LG